Ladnaan Podcast

Ladnaan Podcast

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: ladnaanpodcast@gmail.com ama Instagram: @ladnaan_podcast

Latest Episode

#67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay (18.08.2025)

Previous Episodes

  • # 66: Xiriirka lamaanaha iyo ladnaanta qoyska 27.05.2025
  • # 65: Sidee buu coach kaaga caawin karaa hab nololeedka waalidnimadaada iyo caafimaadka 14.04.2025
  • # 64: Hadafkeena bisha Ramadaan 09.02.2025
  • # 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday? 18.01.2025
  • # 62: Sideed u xoojineysa da’yarta autism/ADHD ga leh kalsoonidooda 30.12.2024
  • # 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh 17.11.2024
  • # 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh 23.09.2024
  • # 59: Wareeysi aan la yeelanay Zeynab - Autism center in Garowe 01.09.2024
  • #58: Xaaladaha/dabeecadaha autism ama neurodiverse 18.08.2024
  • #57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska 11.06.2024
  • #56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I. 19.05.2024
  • #55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka 21.04.2024
  • # 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa 26.02.2024
  • # 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka 18.02.2024
  • # 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M. 15.11.2023
  • #51: Muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka, ilmaha iyo macalinka 15.10.2023
  • # 50: Ladnaan 3 years! Sidee buu noqon mustaqbalka Ladnaan? 10.09.2023
  • # 49: Ladnaanta nolosha waxeey ku jirtaa qiimeynta nafsadaada 20.08.2023
  • # 48: Sideey caruurteena ku sameeysan karaan saaxiib wanaagsan 07.07.2023
  • # 47: Xusuus wanaagsan la samee caruurtaada 11.06.2023

Other podcasts

Radio Kenya App

Radio Kenya App

Install Radio Kenya for free on your smartphone and listen to your favorite radio stations online.
Listen to Radio Kenya in the app